Amazon.com: PC Books || Educational Software || Magazines
Amazon: Books-CA || Software-CA || Books-UK || Software-UK

HTML | Javascript | ASP | PHP | VBScript | SQL | Hardware | PC FAQ| WinXP|

Learn to Build, Upgrade, or Repair your Computer Ebook + PC Safety 101 kwwebservice.com Reasonably priced web development & hosting
HTML-Assaas
Hordhac
Bog iskuxir
Sawir soosaar
Tables
Liiska taxan
Sharax
Diwaan
Faraym
JavaScript-Assaas
Hordhac
Variables & Arrays
Xubin
If statement
Case Statement
Celcelis-loops
Wadeyaasha
Diiwaan sax
Kadiye-Alert
Xubnaha Taariikhda
Daaqadaha

  :: Home
PC Topics
  :: Components
  :: Windows XP
  :: PC Help
Programming Tutorials
  :: HTML Ka
  :: JavaScript Ga
  :: ASP
  :: PHP
  :: VBScript
  :: SQL
Miscellaneous
  :: Contact us
  ::

Isku Xirka

Isku xirka oo luuqada ingriiska ah [links] waa qaabka eray loogu xiro qoraal kale ama bog kale. Waxaa lagu gartaa erayga xiriiriyaha oo isagu markii lagu dhufto falaarta mouse ka, kubooda bogii ama qaybtii qoraalka ahayd inuu midabkiisu badalanyahay uuna hoos dhaban yahay.  Hadaba sadex wax baa mihiim ah inaad si fiican u fahantid:  1) Astaanta <a> oo luuqada ingriiska loo yaqaan [Anchor] ama kuxirto soomaali ahaan.  Astaantani waxay amartaa ku xirid in eraygani qoraalkale ku xirmo.  2)HREF oo u taagan [Hypertext Reference] wuxay jideysaa boga ama qoraalka eraygu ku xirmo.  3) Qorida qoraalka muuqda oo ah erayga lagujiyo intaadan reebin astaanta kuxirada </a>.    Hada eeg tusaalahan:  <a href="boga.html"> booqo tusaalaha 1</a>.  Tusaalahani wuxuu dhaliyaa natiijadan: booqo tusaalaha markii lagujiyona waxuu kuguxirin boga.html.  Labada shaqal oo "" inta udhexaysa waxaad kuqori kartaa waddada bog kasta oo internet ah.  Waddadaas oo luuqada ingriis ka ah loo yaqaan URL ama Universal Resource Locator.  Marka "boga.html" waa wada jeexa tusaalihii aan kusoo aragnay casharkii kan ka horeeyay.

Waxaa jira labo nooc oo iskuxir ah.  Mid aad ku xiraysid eray bog ay boga erayga isku meel ku keydsanyihiin  iyo mid aad eray ku xiraysid bog meelkale oo internet ka kamid ah ku keydsan.  Kala duwanaan shahaas oo luuqada ingriiska loo yaqaan [local link] xiriir kii dhawaa iyo [foreign link] xiriir kii dheeraa waxay ku kala duwan yihiin http:// oo laraacsiiyo horaanta jideeyaha xiriirka dheer ama aad qeexdid jidka boga oo dhan [absolute root].  Eeg tusaalahan: <a href="http://www.hiiraan.com"> hiiraan </a>.  Tusaalahani wuxuu erayga hiiraan kuxirayaa boga internetka ee www.hiiraan.com natiigaduna waa saan: hiiraan.  Waxaad qeexi kartaa boga aad kuxiraysid astaan reebka kabacdi </a> sidatan oo kale: <a href="http://www.clik.to/program"> clik</a> waxaad kabaran kartaa cilmiga kombuutarka..  Natiijaduna waa saan: clik waxaad kabaran kartaa cilmiga kombuutarka.

Waxaan soo aragnay hababka laysugu xiro bogaga.  Marka  xirmadan hoos ku xusan kudar tusaalihii aan horay usoo aragnay.  Waxaad kaga dari kartaa meelkasta oo qeybta <body> kamid ah.
<a href="http://www.geocities.com/cliktoprogram"> programmo </a> ku qoran somali iyo ingriis
<a href="http://www.nugaal.com"> Nugaal </a> boga nugaal
<a href="http://www.somalinet.com"> Somalinet</a> boga somali net

Waxaad kuxiri kartaa eray qaybkale oo boga kamid ah.  Waxaad ubaahantahay iskuxirka magacan [named anchor] inaad uyeeshid meesha wax lagu xirayo.  Hadaba bogan salkiisa markaan joogo hadaan rabno inaan gujiyo eray nagu celiya korkiisa waxaan samayn sidatan.  Bogani waxuu ka bilowdaa ciwaankan Isku Xirka.  Hadaan rabo inaan u sameeyno iskuxir magacan wuxuu noqon saan <a name="titleboga">Isku Xirka</a>.  Markaad joogtid hoos ama erayga aad rabtid inaad gujisid si aad kor ugu noqotid waxaad yeelin saan: <a href="#titleboga"> kor kunoqo</a> waxaa mihiim ah inaad qortid # iyo magacyo isku mid ah.  Natiijaduna waa saan  kor kunoqo markaad gujisid halkan waxay kugu celin bilowga boga.

Intaas waxaa kudhan casharka isku xirta.  Waxaase kamaqan sida sawirada ama botonada loogu sameeyo link, lasoco casharada soo socdo Sawirada iyo Foomamka

Hordhac Sawirada
PC Articles
  Computer Safety
prevent viruses & Spyware