Amazon.com: PC Books || Educational Software || Magazines
Amazon: Books-CA || Software-CA || Books-UK || Software-UK

HTML | Javascript | ASP | PHP | VBScript | SQL | Hardware | PC FAQ| WinXP|

Learn to Build, Upgrade, or Repair your Computer Ebook + PC Safety 101 kwwebservice.com Reasonably priced web development & hosting
HTML-Assaas
Hordhac
Bog iskuxir
Sawir soosaar
Tables
Liiska taxan
Sharax
Diwaan
Faraym
JavaScript-Assaas
Hordhac
Variables & Arrays
Xubin
If statement
Case Statement
Celcelis-loops
Wadeyaasha
Diiwaan sax
Kadiye-Alert
Xubnaha Taariikhda
Daaqadaha

  :: Home
PC Topics
  :: Components
  :: Windows XP
  :: PC Help
Programming Tutorials
  :: HTML Ka
  :: JavaScript Ga
  :: ASP
  :: PHP
  :: VBScript
  :: SQL
Miscellaneous
  :: Contact us
  ::

Wadayaasha (operators) JavaScript

Waxaan halkan kusoo koobaynaa JavaScript operators ka iyagoo wata tusaale iyo waxay natiijadu noqon.  Ogow siduu uqoranyahay kombuyuutarka uguma shaqeeyo ee waxaad u baahan tahay variable inaad u isticmaashid sidatan oo kale x=2+2, ay x markaas noqon 4 [x=4].
Operator Wuxuu qabto Tusaale Natiijada
+ Iskudar.  Wuxuu isku daraa nambarada 8+2 10
- Kala jare.  Wuxuu kala jaraa nambarada. 8-2 6
* Isku dhufte.  Wuxuu isku dhuftaa labo nambar. 4*4 16
/ Qaybiye.  Wuxuu isu qeybiyaa labo nambar. 5/2 2.5
% Haraa qabad.  Wuxuu qaadaa haraaga labo nambar oo leysu qeybshey. 5%2 1
++ Tiriye.  Wuxuu tiryaa tirada oo hal kudaraa wareegto kasta. x=3
x++
x=4
-- Hoos u tiriye.  Wuxuu hoos utiryaa oo halka jaraa marwalba. x=3
x--
x=2
= Saare.  Wuxuu iskala mid dhigaa labo wax. x=y x waxay lamid tahay y
+= Tirada dhanka bidix waxay kudarmataa tan midig wareegto kasta. x+=y x=x+y
-= Tirada dhanka bidix waxay ka jarmataa tan midig marwalba. x-=y x=x-y
*= Tirada dhanka bidix waxay ku dhufantaa tan midig wareegto kasta. x*=y x=x*y
/= Tirada dhanka bidix waxay u qeybsantaa tan midig wareegto kasta. x/=y x=x/y
%= Wuxuu qaabilaa soo haraaga wareegto kasta. x%=y x=x%y
== Wuxuu isku eegaa labo wax, soona celiyaa run iyo been. 4==3 been
!= Wuxuu eegaa hadeyan labo wax isku mid ahayn 4!=3 true
> Wuxuu eega haday tirada bidix kaweyntahay tan midig 5>4 run
< Wuxuu eegaa haday tirada bidix kayartahay tan midig 5<8 run
>= Wuxuu eegaa hadii tirada bidix ka weyntahay ama le-egtahay tan midig 3>=5 been
<= Wuxuu eegaa hadii tirada bidix ka yartahay ama le-egtahay tan midig 3<=5 run
&& Wuxuu isku dhexdaraa eegida labo arimood.  Oo labduba markey run yihiin shaqeeyaa Eeg if statement Arag if statments ka
|| Wuxuu isku dhexdaraa eegida labo arimood oo shaqeeyaa hadii mid run yahay ama labaduba Eeg if statement Arag boga if statement
Loops Form Validation
PC Articles
  Computer Safety
prevent viruses & Spyware