Amazon.com: PC Books || Educational Software || Magazines
Amazon: Books-CA || Software-CA || Books-UK || Software-UK

HTML | Javascript | ASP | PHP | VBScript | SQL | Hardware | PC FAQ| WinXP|

Learn to Build, Upgrade, or Repair your Computer Ebook + PC Safety 101 kwwebservice.com Reasonably priced web development & hosting
HTML-Assaas
Hordhac
Bog iskuxir
Sawir soosaar
Tables
Liiska taxan
Sharax
Diwaan
Faraym
JavaScript-Assaas
Hordhac
Variables & Arrays
Xubin
If statement
Case Statement
Celcelis-loops
Wadeyaasha
Diiwaan sax
Kadiye-Alert
Xubnaha Taariikhda
Daaqadaha

  :: Home
PC Topics
  :: Components
  :: Windows XP
  :: PC Help
Programming Tutorials
  :: HTML Ka
  :: JavaScript Ga
  :: ASP
  :: PHP
  :: VBScript
  :: SQL
Miscellaneous
  :: Contact us
  ::

Variables

Variables waa qabato qabta wixii fall ah oo lagu qoro adigoo awood uleh inaad badashid markaad rabtid.  Tusaale ahaan waxaa dhici karta inaad qof magacii ku dheehdid arrey markaad rabtid inaad magacaas qortidna aad isticmaali kartid qabatadaas oo iyadu meel kombuutatka memerigiisa kamid ku keydisay magacaas.  Habka javascript qabatadiisa [variable] looqeexo waa saan: var magac="Warsame Samatar".  Ereyadu variable ku siday yihiin inaad u qortid iyo inuu eraygu kabilowdo xaraf ama underscore _ waa lagama maarmaan.

Sida loo qeexo [declaration] javascript variable waa saan:
var magac;.  Waxaan qeexnay variable ka magac.
Var oo ah variant lasoo gaabiyey waa qeexaha ama astaanta qeexda variable ka.
Saan oo kale ayaana variable kaan qeexnay ee magac loogu lifaaqaa magaca:
magac="G. Warsame";.  Waxaan ku lifaaqnay G. Warsame variable ka magac. Inaad kala qaadid qeexida [declaration] iyo lifaaqa [assignment] ma aha oo saan ayaad sameynkartaa:
var magac = "G. Warsame";

Arrays

Array waa qabato qaban karta hal eray, magac, ama number kabadan meesha variable ay hal eray kaqabato.  Hadii lasoo gaabiyo array waa jamac variable ah.   Array waxaa loo baahdaa markaad rabtid inaad qabatid erayo ama nambaro isku jamac ah oo isla xiriira.  Kasoo qaad waxaad rabtaa inaad qeexdid koox gawaari ah sida soo socotoo kale:
var qaari1="Camry";
qaari2="Corolla";
qaari3="Accord";
gaari4="Civic";
gaari5="Maxima";

Tiradu waa sii socon kartaa intey doonto.  Intaad mid walba gaar u qeexi laheyd waxaad sameyn kartaa saan
var Gawaari=new Array()
car[0]="Camry";
car[1]="Corolla";
car[2]="Accord";
car[3]="Civic";
car[4] ="Maxima";

Array waxay isticmaashaa element oo ah erray walba oo katirsan array ga iyo list index oo ah nambarka errayga.  Kan ugu horeeya waa 0.   Marka variable ka gaari waxay ka kooban tahay gawaari oo indexed 0 ilaa 4 ah.  Waxaan ugudbi karnaa ama isticmaali karnaa errayada taxan inagoo adeegsaneyna index ka waxaana istimaali karnaa intaan rabno ama kuligood halmar. Kuligood hadaad rabtid waxaa ugu fudud oo adeegsan kartaa for loop. saan oo kale
var x=0;
for(x=0;x<4;x++);
{
gawaari[x];
document.write(gawaari[x]);
}

Waxaan qeexnay [declare] variable x oo kabilownay 0.  Mihiim ma aha inaad kubilowdid [initialize] variable ka 0 waayo midwalba oo namber ah oo laqeexo waa 0 laakiin luuqado kale ayaan saas aheyn.  Kadib waxaan sameynay celceliye ama loop for(x=0;x<4;x++).  Loop kani wuxuu tirin ilaa afar tiro oo ku noqnoqon ilaa uu ka dhameeyo.  Document.write waxay qortaa wixii loo gudbiyo, kolkan waxay qorin gawaarida.

Tusaalahan soo socda ayaa koobin casharkan:
<html>
<body>
<script language="javascript">
{
    var gawaari = new Array()
    gawaari[0]="Camry";
    gawaari[1]="Corolla";
    gawaari[2]="Accord";
    gawaari[3]="Civic";
    gawaari[4]="Maxima";
    for(x=0;x<=4; x++)
   {
            gawaari[x];
        document.write(gawaari[x]+"<br>");
   }
}
</script>
</body>
</html>

Kuqor code kan notepad, textpad, ama program yada lamid ka ah.
  • U keydi "fileName.html"
  • Fur internet browser ka
  • Aad file, open, browse
  • Xulo fileName.html aad keydisay
  • guji open
Natiijaduna waxay u ekaan saan:
Camry
Corolla
Accord
Civic
Maxima

Waxaan kuqori karnaa gawaarida sare daaqad yar [message box], ama bog cusub, iyo wixii lamid ah, kaas oo soo baxa markii button lagujiyo.  Waxaad u baahan tahay inaad fahantid sida function u shaqeeyo [arag casharka functions]   Saan ayaan u badalin xirmada ama kood ka sare:  gawaari[x] ku badal alert(gawaari[x]} kuqor kood ka sare qaybta head adoo function dhex galin, qaybta body gana kuqor kood kan <input type="button" value="Display the car inventory" name "me" onclick="listOfCars();">
Natiijadu waxay noqon saan, guji:

Introduction to JS Functions
PC Articles
  Computer Safety
prevent viruses & Spyware