Amazon.com: PC Books || Educational Software || Magazines
Amazon: Books-CA || Software-CA || Books-UK || Software-UK

HTML | Javascript | ASP | PHP | VBScript | SQL | Hardware | PC FAQ| WinXP|

Learn to Build, Upgrade, or Repair your Computer Ebook + PC Safety 101 kwwebservice.com Reasonably priced web development & hosting
HTML-Assaas
Hordhac
Bog iskuxir
Sawir soosaar
Tables
Liiska taxan
Sharax
Diwaan
Faraym
JavaScript-Assaas
Hordhac
Variables & Arrays
Xubin
If statement
Case Statement
Celcelis-loops
Wadeyaasha
Diiwaan sax
Kadiye-Alert
Xubnaha Taariikhda
Daaqadaha

  :: Home
PC Topics
  :: Components
  :: Windows XP
  :: PC Help
Programming Tutorials
  :: HTML Ka
  :: JavaScript Ga
  :: ASP
  :: PHP
  :: VBScript
  :: SQL
Miscellaneous
  :: Contact us
  ::

Sameynta Daaqadaha [Windows]

Window ama Daaqada waa ojekti ama objektiyo badan oo laga wado wax kasta oo ka muuqda daaqad.  Casharkani wuxuu tusin sida daaqad cusub loo foro iyo sida muuqaalkeeda loobadalo iyadoo la isticmaalayo daaqada mulkigeeda [properties] iyo texraacayaasheeda [methods].  Sidaan horay u soosheegnayba, mulkiga waa waxkasta oo objekti leeyahay ama noqon kara objekti kale markuu gaar utaagan yahay.   Marka mulkiga window gu wuxuu noqan karaa balaca, jideeyaha ama address ka iyo waxkasta oo muuqan kara.  Tixraacayaasha window guna waxay noqan karaan, sida xire, fure, riixe iyo wixii lamaid ah.
Waxa ugu yar aad sameyn kartid waa adoo fura window eber ah.  Saan ayaadna u sameyn kartaa window eber ah:
window.open()
Markaad furtid window eber ah waxay isticmaalin wax kasta oo joogta ah oo daaqadu leedahay, sida midabka, balaca, menu, iyo botonada.  Sida ugu fiican ee looqeexo waxay window soosaari lahayd oo properties ah waa adoo qeexa function kolkaasna isticmaala markaad fureysid daaqada.
Tusaalaha soosocda wuxuu furin daaqad cusub oo soosaarin bog kale.  Daaqadaas oo layareeyey.
<html>
<head>
<SCRIPT LANGUAGE="javascript">
function windowE()
{
window.open('http://www.consumervote.com','winE', 'height=400,width=650,toolbar=no')
}
</SCRIPT>
</head>
<body>
<A HREF="javascript:windowE()" >Guji Halkan</A>
</form>
</body>
</html>
Waxaan sameyney daaqad dhererkeedu yahay 40 pixels balaceeduna yahay 650 pixels.  Waxay soosaarin boga www.qandala.com.  Daaqadaas oo magaceedu yahay WinE masoo saareyso toolbar maxaa yeelay waxaan toolbar=no.  Daaqadan waxaan kudhex samenay function si aan usameyno daaqada markii link lagujiyo.
Natiijada: Guji Halkan
Qaabdhiska laxasuusto waasaan:
window.open("url", "MagacDaaqada", "XubnahaDaaqada"). URL waxaad kuqori kartaa url kasta oo sax ah.  Hadaan qorin url, daaqad maran ayaa soobixin.
MagacaDaaqada waa maga daaqada.  
XubnahaDaaqada waxaa waxyaalaha sharaxa daaqada sida toolbar, statusbar, scrollbar iyo wixii lamaid ah.
Hoos waxaa kutaxan xubno kaladuwan aad u isticmaali kartid dhismaha daaqada
width height toolbar
location directories status
scrollbars resizable menubar
Tusaalan wuxuu isticmaalin xubnaha kor kuxan.
<html>
<head>
<script type="text/javascript">
function openwindow()
{
window.open("http://www.consumervote.com","WinC", "toolbar=no,location=no,directories=no, status=no,menubar=no,scrollbars=no,resizable=no, copyhistory=no,width=400,height=400")
}
</script>
</head>
<body>
<form>
   <input type="button" value="Open Window"onclick="openwindow()">
</form>
</body>
</html>
Daaqadana waxay soosaarin boga hiiraan oo kujira daaqad sadax ah.  Masoosaari doonto xubnaha aan kadhignay no oo dhan. Waxaan kaloo isticmaalay button si aan function sameynaya window ga u wacno.
Natiijada tusaalahan hoos buu kuqoran yahay.  Guji si aad u aragtid.
Hoos waxaa ku taxan mulkiyada iyo tixraacayaasha daaqadu leedahay.
MulkQeexmoDhismaha
ClosedWaxay soo celisaa run adii daaqadu xiran tahay. window.closed
defaultStatusWaxay qeexdaa waxyaalaha joogtada ah ee kasoo ba status bar ka.window.defaultStatus(="message")
documentWaxay qeexda qoraalka kasoobixin boga window.document.write()
framesWaxay soocelisaa array og frame yada hoose oo dhan ee bogan. window.frames(="frameId")
historyWaxay soocelisaa url bogan kahor lasoo booqday window.history
innerHeightWaxay soocelisaa dhererka boga ee muuqda. window.innerHeight = value
innerWidthWaxay soocelisaa balaca boga ee muuqda. window.innerWidth = value
lengthWaxay soocelisaa balaca daaqada window.length
locationWaxay qeexda url ka ama boga daaqada window.location
locationbarWaxay qeexda location bar ka daaqada. Waxay leedahay property ga visible. window.locationbar.visible=false
menubarWaxay qeexdaa menu bar ka window.menubar.visible=false
nameWaxay qeexdaa magaca daaqada window.name
openerMagaca daaqada furtay daaqada markaas joogta window.opener
outerHeightWaxay soocelisaa dhererka daaqada geeseheda baxsan window.outerHeight
outerWidthWaxay soocelisaa balaca daaqada geeseheda baxsan window.outerWidth
pageXOffsetReturn the X-coordinate of the current window window.pageXOffset
pageYOffsetWaxay soocelisaa cagasha Y ee daaqadan window.pageYOffset
parentWaa daaqada ay daaqadani kakoobantahay window.parent
personalbarWaxay soocelisaa run ama been ah enuu muuqdo directories bar ku window.personalbar.visible=false
scrollbarsWaxay soocelisaa run ama been ah enuu muuqdo scroll bar ku window.scrollbars.visible=false
selfWaa daaqadan self.method
statusWaxay qeexdaa waxa kamuuqda status bar ka window.method="message"
statusbarWaxay soocelisaa run ama been ah enuu muuqdo status bar ku window.statusbar.visible=false
toolbarWaxay soocelisaa run ama been ah enuu muuqdo tool bar ku window.toolbar.visible=false
topWaxay soocelisaa magaca daaqada ugu sareysa window.top
windowWaxay soocelisaa daaqadan joogta hada window.[property]or[method]
TixraaceQeexaSyntax
alert(message)Wuxuu soosaartaa wixii loogudbiyo oo qoraal ama variable ah alert("Kuqor qoraal")
back()Waxuu kugu celin bogii hore window.back()
blur()Focus ka ayay qaadaa window.blur()
captureEvents()Waxay qeexda in daaqadu qabato dhacdooyinka loogudbiyey oo dhan window.captureEvent(noocaDhacdada)
clearTimeout()Waxay firaaqeysaa wakhtiga laxeexay inuu ahaado timeout window.clearTimeout(timeoutID)
close()Waxay xirtaa daaqada window.close()
confirm(message)Waxay soosaartaa box qoraal iyo OK iyo CANCEL wata confirm("Marabtaa saan?")
disableExternalCapture/
enableExternalCapture
Curyaamisaa/curyaanka kaqaadaa dhacdada wax qabata window.disableExternalCapture( )/
window.enableExternalCapture( )
focus()Waxay focus ka saadhaa ama isha saada daaqada window.focus()
forward()Waxay soosaadhaa boga kuxiga bogan window.forward()
handleEvent(event)Waxay kicisaa dhacdo qabtaha [event handler] ha laqeexay window.handleEvent(eventID)
moveBy(horizontal, vertical)Waxay kaxeysaa daaqada inta laqeexay ee kor u socod ama hoos u socod ah. window.moveBy(HorValue, VerValue)
moveTo(x, y)Waxay kaxeysaa daaqada geeska bidex iyo korkor inta laqeexay moveTo(Xposition,Yposition)
open()Waxay furtaa daaqada window.open(url, name, attributes)
print()Waxay soosaarta daaqada yar ee printer ka window.print()
prompt(message,defaultValue)Waxay soosaartaa prompt box ka window.prompt("type message here",value)
releaseEvents(event)Waxay siideysaa dhacdooyinka laqabtay ee nooca loogudbiyey window.releaseEvents(noocaDhacdada)
resizeBy(horizantal, vertical)Waxay badasha lixaadka daaqadawindow.resizeBy(HorVoue,VerValue)
resizeTo(width,height)Waxay badasha balaca iyo dhererka daaqada window.resizeTo(widthValue,heightValue)
scroll(x, y)Scrolls the window to the supplied co-ordinates window.scroll(xVlue,yValue)
setInterval(expression, time)Waxay cisaabisaa expression ka milliseconds kastawindow.setIntervals(expression,milliseconds)
stop()Waxay joojisaa daaqada window.stop()

Objekti

PC Articles
  Computer Safety
prevent viruses & Spyware